Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo ka hadlay heerka uu garsiisan yahay Caafimaadka deganada Galmudug.

0
95

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowlad goboleedka  Galmudug Dr. Yaasiin Cabdi Jaamac ayaa ka hadlay  heerka uu gaarsiisan yahay caafimaadka deganada  Galmudug sido kole wax uu sheegey inay adeegyo caafimaad ay gaarsiiyeen deegaann badan oo ka mid ah Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here