Golaha wasiirrada XFS oo ansixiyay miisaaniyadda Dowladda 2024.

0
80

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo  yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.)

Sida uu sheegay Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Iimaan Cige oo sharaxay korarka ku yimid miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2024.

Warkan waxaa Soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here