\Taliska Boliiska Guriceel iyo mamulka degmada Balanballe oo nabadeyn u tagay deegaanka xirsi lugeey ee gobolka Galgaduud

0
86

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Taliska booliska degmada Guriceel iyo maamulka degmada Balanballe ayaa kulan lagu xalinayo colaad beleed u dhaxeysa boolo wada daga degaano hoostaga Balanballe.
Ugu horeyn Taliyaha Booliska Guriceel Cismaan Cali Hudey ayaa sheegay ay ka shaqeyn donaan sidi wada hadal dhab ah u dhexmari lahaay dhaqanka degaanka.
Xog-hayaha degmada Balanballe Dr-Ahmed osmaan Abdulle ayaa sheegay in maamulka degamada diyaar u yihiin dadaal kasta oo nabad lagu raadinayo.
Qaar kamid ah bulshada degaanka Xirsi lugeey ayaa siwada jir ah u soo dhaweyey dadalada nabada lagu radinayo.

Warkan waxaa faah faahunaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here