Warbixin: Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta oo maanta dunida laga xusayo

0
109

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maanta oo kale 2 November waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta (IDEI). Waa maalin caalami ah oo ay Qaramada Midoobay u aqoonsan tahay sanad walba 2 November.
Soomaaliya waxa ay kamid tahay dalalka ay ka dhacaan danbiyada ka dhanka ah wariyashaa ee aan helin isla xisabtan dhab ah.

Warbixinatan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here