Tababar ku saabsan xirfadaha digital Media oo gabdho wariyaal ah loogu qabtay Magaalada Muqdisho

0
100

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ku dhawaad 50 gabdhood oo saxafiyiin ah kana kala socday degmooyinka Gobolka. Banaaadir ayaa tabar lagu baranayey xirfadaha digital Media iyo sheeko sameynta loogu soo geba gabeeyey Magaalda Mugadishu.
Tababarkan oo ay soo qabanqabiyeen ururka Sowjra Waxaana gabagabadiisa kasoo qeybgalay xildhibaano, qabiiro saxaafadeed iyo xubnakale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here