Haweenka waxbartay oo loogu baaqay inay qeebka noqdaan macalimiinta dalka.

0
60

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyadoo haweenka Soomaaliyeed inta badan waxbarteen kuwa oo waxbarashada sare dalka ka soo muuqda sida iskuuladda iyo jamacadda ayaa taa bedel keed gabdhuhu wax ay ku yaryihiin ka mid noqoshada barayasha wax ka dhiga iskuulada iyo jamacadda dalka wax jira tiro yar macalimiin gabadha ah oo wax ka dhiga goobaha waxbarashada
Magalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug
Dr Ahmed muxiyidiin hiraabe oo
Maamulaha jamacadda plasma faraceeda gobolka galgaduud ayaa haweenka wax bartay ugu baaqay in qeeb ka noqdaan barasha
Si sara luugu qaado waxbarashada dalka.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here