Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa tababbar usoo xirtay dad tiradoodu gaarayso 50 qofood, tababbarka ayaa ku saabsanaa u qareemidda baarlamaanka ee Bulshada gaar ahaan haweenka iyo catuurta.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama