Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankan oo looga hadlayaya sidii gurmad loogu fidin lahaa dadka gobolka gedo ee uu ku fahatay Wabiga Jubba ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana shirka soo qaban-qaabisay xarunta Kayriga ah ee Alraxma Foundation.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali