Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Golaha wasiirada Puntland iyo kuwa Gobalka Mudug ayaa kormeeray goobihii lagu guuleystay in laga saaro daadadkii saameeynta u gaystay bulshada ku nool magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka. Masuuliyiintaan aya inta badan waxay indha indhayn ku sameeyeen dhamaan meelihi uu roobku sameynta weyn ku yeeshay.
Warbixinatan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf