Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Gaarigaan oo mudo afar bilood ka hora lagu dhacay degaan duleedka ka ah degmada maxaas ee gobolka hiraan ayaa dib lugu celiyey mulkiilaha gaarigan oo ka soo jeeda magaladan Dhuusamareeb.
Gudiyada gadiidka gobolka Hiiraan iyo Dhuusamareeb ayaa dadaal ay bixiyeen kadib ku guleysteen.
Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.