Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Qaar kamid ah aqoon yaanada Dhuusamareeb oo marti ku ahay barnaamijka Maamul wanaag ee Radio Daar-Dheer ayaa maamula iyo bulshada Dhuusamareeb ugu baaqay in ay sameeyaan santuuq dhaqaale si looga jawaabo xaladaha deg degga.
Waxaa faah faahinaya:Ahmed Mohamed Jamac