Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababar laba maalin socdoona kuna saabsan u sinnaanta xogta labaahinayo (raga iyo dumarka) ayaa maanta loo qabtay qaar kamid ah maamulada xarumaha warabaahinta iyo wariyayaasha magalada Dhuusamareeb waxaba tabarkaan qabtay Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed.
Ruun mohamud osmaan oo ah wakiilka ururka Haweenka suxufiyiinta soomaaliyeed ee galmudug ayaa faafin ka bixisay tabarkan iyo waxa lagu baran doon muda uu socdo.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor