Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Culimaa’uddiinka Galmudug Sheikh Muxudiin Yuusuf Barre ayaa waxa uu sheegay in uu jiro musuq-maasuq baahsan isaga oo ku baaqay in wax laga qabto musuq maasuga gargaarka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama