Hay’adda SODMA oo Deeq gargaar ah u dirtay Magaalada Baydhabo

0
95

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaadiyaarad wada shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada #BAYDHABO ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed.Gargaarkaan waxa uu garayaa ilaa 10-tan oo kooban raashinka fudud, waxaana hay’adda SoDMA ay ugu talagashay in lagu caawiyo bulshada Soomaaliyed ee iskugu darsoomeen daadadka iyo fatahaadaha Wabbiyada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here