Shir looga hadlayay doorka haweenka ee nabadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
92

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug waxaa ay ku qabatay kulan looga hadlayay kaalinta haweenka ee ka qayb-galka nabadda.

Shirkan oo ay ka qayb-galeen hoggaanka ururrada haweenka degmooyinka Galmudug waxaa diiradda lagu saarayaa sidii haweenku doorkooda uga qaadan lahaayeen joojinta Colaad beeleedyada kusoo laalaabta qaar kamid ah deegaannada Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here