Dowlad goboleedka Galmudug oo shaacisay Xilliga la Bilaabaayo Dhismaha Dekadda Hobyo

0
65

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhismaha Dekeda Hobyo ayaa bilaabanaya sanadka 2024 sida qorshuhu yahay waxana dhawaan magalada Hobyo ka dhacaya shir ay iskugu imanayaan ganacsatada Galmudug iyo madaxda sare ee dowlad goboleedka Galmudug sida uu sheegay Abdulkadir Qalab xoor wasiirkii hore ee Dekedaha Galmudug oo kusugan magalo xebeedka Hobyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here