Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Guriceel.

0
119

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Dowladda hoose ee Degmada Guriceel ayaa samaysay Olole nadaafadeed oo sare loogu qaaday bilicda iyo fayodhowrka bulshada.

Waaxda Arimaha Bulshada dowladda hoose Degmada Guriceel oo kaashanaysa bulshada ayaa soo qaban qaabiyay ololahan nadaafada oo ay kaqayb galeen xaafadaha magaalada iyo ururrada bulshadu.

Warkan waxaa soo jeedinaya-Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here