Tababar ku saabsan hanaanka xog aruurinta oo lagu soo gabagabeyey magalada Kismaay

0
70

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku soo gabagabeyey tababar ku saabsan hanaanka xog aruurinta, falaqeynta iyo baahinta waxana tabarka loo qabtay dhamaan waaaradaha dowlad goboleedka Jubbaland. Iyadoo Tababarka diiradda lagu sara sidi sara luugu qaadi laha hanaanka xog aruurinta, falaqeynta iyo bahintaba.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here