Dood wadaag ku saabsan tacaddiyada ka dhanka ah wariyaasha oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
92
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ururka Suxufiyiinta Galmudug  oo kaashanaya xafiiska siyaasada qaramada midoobay UNSOM ayaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ku qabtay dood ku saabsan tacadiyaha ka dhankaa saxafiyiinta gaar ahaan xoriyada hadalka.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay Wariyaasha Magaalada Dhussamareb , Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug , Wasaaradda Haweenka iyo xaquuqda aadanaha Galmudug , Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha garsoorka Galmudug iyo xubno kale oo ka socday qeybaha kale EE dowlada.
Waxaana doodaan  lagu lafa guray Tacadiyada ka dhankaa Saxaafada gaar ahaan xoriyada hadalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here