Ku Dhawaad 400 macaliimiin ah oo Tababar loogu soo xiray magaalada Baydhabo .

0
57

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad Tababar loogu soo xiray
Ku Dhawaad 400 macaliimiin oo cusub kuwa oo tabarka ku qaadana magalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay muddo laba sana ah ayaa waxa ka qeebgalay wasiirka waaradda Waxbarashada XFS, wasiirka wasarada waxbarashada Koofur galbeed ,macalimiin, maamulayaal iyo marti sharaf kale .
tabarka ayaa wax macalimiinta luugu diyarinaa wax barista ubadka Somaliyeed ee ku nool deenagaada koofur galbeed Somalia .

Wasiirka waaradda waxbarashada Xfs farax shiq Abdulkaadir ayaa sheegey in ay kaalin muhiim ah sii doonaan macalimiinta loo Tababara heerka macalimadda madaba dowlada dooneyso in ay kordhisa macaliinta wax ka dhiga goobaha waxbarashada dalka.

Warbixintan waxaa faah faahineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here