Wasaaradda gadiidka Galmudug oo ugu baaqday gadiidleyda Galmudug iney lashaqeeyaan Wasaaradda.

0
120

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Waaxda gadiidka ee wasaarada gadiidka dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Abdulahi Mohamod oo marti ku ahay Barnaamijka Maamul wanaag ee Radio Daar-Dheer ayaa ka warbixiyey waxa uqabsoomay wasaaradda garahana bixinta shatiga gadiidka iyo Taargada gawaarida.

Dhanka kale agaasime Ahmed Abdulahi ayaa ugu baaqay gadiidleyda deganada Galmudug in ay lashaqeeyaan wasaaradda gadiidka qatana adeegyada muhiimka u ah gadiidka sida Taargada gaariga.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here