Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaarada Howlaha guud Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay kuso xiray Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka Dhulka ka dhasha kaa oo muddi Laba Maalmood Ka socday Baydhabo.
Tabarka ayaa intiisa badan diiradda lagu saraya sidii loo yarey laha dhibaatooyinka ka dhasha dhulka .
warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdia Abdulkaadir Yusuf