Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abukate Ismaaciil xalane oo ma mid ah qareenada ka howlgala deegaanada Galmudug oo wareysi siinayey radio Daardheer ayaa sheegay in ay muhiimtahay in bulshada la baro sharciga gaar ahaana Dastuurka,
Waxaa uu wasaaradda waxbarashada Galmudug ugu baaqay manhajka waxbarashada lagusoo daro Dastuurka soomaliya.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali