Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka magalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug ayaa agabka ciyaraha oo isku jura nuucyo kala duwan guddoonsiiyey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Caasimada galmudug.
Waxana agabka sports la guddoonsiiyey afar kooxood oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee casimada. Waxana tartanka iyo agabka ciyaraha soo agasime mamulka iskuulka Rooyaal Muslim Academic oo ka mid ah iskuuladda ku yalaa magalada Dhuusamareeb.
Ujeedka tartankaan ayaa aha sidi dhalinyarada looga wacyigalin laha dhibaatooyinka dalka ka jira.
Warkan waxaa faah faahinaya: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf