Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan maamulka Goboleedka Galmudug oo ay ka mid yihin wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka, gudoomiyaha degmada Hobyo, maamulada deegaanada hoos yimaada Magaalo xeebeedka Hobyo iyo xubna kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu Caleema Saarayay maamulka cusub deegaanka Bajeela oo ku yaala koofurta gobalka Mudug.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali