Guardiola oo ka Warbixiyay xaalada dhaawac ee Erling Haaland & Kevin De Bruyne.

0
71

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Tababaraha Kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ka warbixiyay Xaalada xiddigaha Erling Haaland & Kevin De Bruyne ka hor kulanka Man City ee FA Cup-ka.

Guardiola ayaa sheegay in uu wali ka wal-walsan yahay xaalada taam ahaansho ee xiddigaha Erling Haaland & Kevin De Bruyne inkasta oo ay labad axiddig ku soo laabteen tababarka.

xiddigaha Erling Haaland & Kevin De Bruyne ayaa kooxda uga maqnaa dhaawacyo kala duwan waxana ay seegeen kulamadii ugu dambeeyay ee kooxda.

“De Bruyne waxa uu u baahan yahay todobaadyado tababar ah sidaas darteed waxa uu kooxda la qaatay tababar ilaa 6 jeer maadama uu dhaawac fg ku maqnaa”.

“Haaland Xaaladiisa waxa aan u baahanahay in aan taxadarno waxana aan la soconaynaa horumarka saacad walba”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here