Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda tayo-dhowrka qaranka soomaaliyeed ayaa magalada Dhuusamareeb ku qabatay wadatashiga siyaasada tayada qaranka oo lagu qabanayo dhamaan dowlad goboleedyada dalka.
Xog-hayaha guud ee hay’adda taya-dhowrka soomaaliyeed Abdirizakh Hussen Adan ayaa furay shirkan.
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Galmudug mudane Dr-yaasii Abdi Jamac ayaa dhankiisa sheegay in muhimad gaara ledahay ilaalinta tayada arimaha Caafimaadka.
Warbixintan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor