Maamulka degmada Guriceel oo kulan la qaatay bulshada deegaanka Garasle ee Gobolka Galgaduud

0
49

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa deegaanka Garasle oo kamida deegaanada hoostaga Degmada Guriceel howla shaqo u tagay wafdi masuuliyiin ah oo uu hoggaminayo Xoghayaha Degmada Guriceel mudane Bashir Mohamed Salad”Sanka”ayna qayb kayihiin gudoomiyaha maxkamada Degmada,Taliyaha police degmada, agaasime waaxeedyo katirsan dowlada hoose iyo xubno kamida golaha deegaanka Degmada Guriceel kadib casuumaad ay ka heleen dadka deegaanka oo codsaday in maamulka kulan la qaato si ay ula wadaagaan baahiyahooda.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Xamdi Diiriye Cali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here