Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Injineer maxamed Ahmed cusmaan ayaa si malinle ah ugu sameeyo warshada jiko som burjukoyin kuwasoo oo uu shegay in looga marmi karo burjukooyinka laha keeno dalka dibadiisa isagoona malin kasta soo saro 200 xabo mana jiro in kacawiso Injineer Maxamed Ahmed ayaa ganacsigiisa kusoo gudbiyo baraha bulshada
Xassan cabdikarin Axmed oo kamid ah ganacsatada ii bisa Burjukoyinka ayaa is barbar dhiga qiimaha la iibiyo ku dibada lagavkeno iyo kuwa dalka lagu sameeyo.
Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahineysa.