Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Wafdi Uu Hugaaminayo oo Gaaray Degmada Matabaan.

0
59

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Gobolka HiIraan mudane Cabdullahi Ahmed Maalin Sufurow iyo Wafdi Uu Hugaaminayo Ayaa Gaaray Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha degmada matabaan Bashiir Abdirihman Sheekeye iyo qaar kamid ah bulshada reer matabaan ayaa soo dhaweyey gduoomiye Sufurow.

Warkan waxaa faah faahonaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here