Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa shir gudoomiyay kulanka Amniga iyo wadashaqaynta maamulada degmooyinka Gobolka Hiiraan looga ahadlayey laguna qabtay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Waxana kulanka ka soo qeebgalay maamulada degmooyinka Baladweyne, Matabaan iyo deeganada hoosyimaada.
Sido kole kulanka ayaa wax qeeb ka aha taliyaasha Booliska ee degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan.
Markii kulanka soo dhamaaday waxaa ka warbixiya kulanka gudoomiyaha degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Bashir Abdirahman sheekeeye.
Waxaa warkan faahfaahinaysa: Sadio Abdulakdir Yusuf