Wasaaradda Qorsheynta XFS oo Dhuusamreeb ka daah-furtay Barnaamijka U-adkaysiga abaaraha.

0
94

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo Wasaaradda Qorsheynta Galmudug ayaa si wada jir ah Magaalada Dhuusamreeb ee casimada galmudug uga daah furay Barnaamijka U-adkaysiga abaaraha
Kaas oo ay fuliyaana Hay’addaha WFP iyo UNICEF.
Waxana furitanka mashruucan ka soo qeebgalay waaaradaha Caafimaadka, waxbarashada, haweenka, beeraha qorsheyda ,iyo xubno ka socda maamulada degmooyinka Galkacyo iyo Dhuusamareeb iyo masuuliyiin ka socda Wasarada Qorsheynta Xfs.

Waxana mashruucan si rasmi ah u dahfuray Wasiirka Wasarada Qorsheynta galmudug
Ahmed cali cantoobo wax uuna ka warbixiya mashruuca u adkeeysiga abaaraha 2023 iyo 2025.

Sacdiyo Abdulkadir Yusuf  ayaa faah faahinaysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here