Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Si looo ilaaliyo nadaafadda iyo feydhoorka degaanka ayaa dowladda hoose ee degmada Burtinle ayaa wax ay soo saartay awaamiir allow xiriirta
Ilaalinta deeganka iyo badqabka bulshada. Maamulka degmada burtinle aya sheegey in lala xisaabtami doono ciddi diida amarka ka soo baxa maamulka degmada burtinle.
Xoghayaha degmada Burtinle ayaa ka warbixiya awaamirta ay soo saray
Sido kole wax uu bulshada degmada Burtinle ugu baaqay in ka qeebqataan
Bilicsoocelinta deeganka.
SacdIYO Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.