Dhaqaatiir baratay cilmiga daaweynta Xoolaha oo si-maalinle ah gurmad caafimaad ugu fidiya xoolaha deegaanada miyiga ee Guriceel

0
61

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Dhalinyaradan oo ka baxday Jaamacada Umada soomaaliyeed garahaana kuliyada Xanaanada Xoolaha ayaa degaanada miiga ah ee dhaca duleedka Guriceel waxa ay ka bilaabeen daweynta Xoolaha.
Degaanka waradhuuma leh ayey ka sameyeen daaweynta Fardaha waxana u mahad celiyey qaar ka mid ah bulshada degaankan.
Qaar kamid ah dhalinyarada ayaa ka hadlay cudurada ugu badan ee ay ku soo arkeen xoolaha.

Waxaa warkan faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here