Tababar Ku saabsan awood dhiska dhalinyarada iyo barakacyaasha oo lagu soo gaba gabeeyay Baydhabo

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo Xiray tababar Kusaabsanaa Awood Dhiska Dhalinyarada, Odayaasha, Naafada iyo kuwa Barakacyaasha.

Xiritaanka Tababarka ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Magaalada Baydhabo, Dhallinyaro, Odayaal, Haween iyo qaar kamid ah Barakacyaasha Degamadaasi.

Waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here