Kulan looga hadlayay amaanka oo lagu qabtay Garoowe…

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal Gaashaanle sare Maxamed Cali ayaa Magaalada Garoowe shir kula yeeshay Qaar kamid ah ganacstada magaalada Garawe.
shirka ayaa ku saabsanaa sidii booliska iyo ganacstada ay uga wada shaqeen lahaayeen amniga magaalada garawe.

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal Gaashaanle sare Maxamed Cali marduuf ayaa kawaramaya ujeedka shirka.

Waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here