Dhakhaatiir bulshada Dhuusamareeb kaga digay daawooyinka sida qaldan loo isticmaalo…

0
53
Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Dr Salad Abdi Faarax oo ka mid ah dhaqatiirta ka howlgasha magalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug gaar ahaan isbitaalka Central ayaa ka hadla dhibatada kadhalata dawada gaska ee sida qaldan loo isticmaalo iyada oo aan dhakhtar sooqorin taasi oo bulshada badankeed ay sameeyaan. Dhanka kale dhaqtarka ayaa bulshada kula taliya in ay iska yareeyan xiliyada Habeenkii ah cuntada la cuno oo lalajiifto iyo in layareeyo isticaalka cuntooyinka shiilan oo uu sheegay inay qayb kayihiin waxyaabaha laga qaado cudurka Gaaska loo yaqaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here