Maamulka Dowladda hoose ee Dhuusamareeb oo go’aammo kasoo saaray dhismaha

0
59
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Howlaha guud iyo Dhulbixinta dowladda hoose ee Caasimadda Galmudug Mudane Abdulqadir Nuur Mohamed (Ogaal) ayaa amarro ka soo saaray dhulalka laga dhisayo Caasimadda Galmudug fasax la’aan.
Agaasimaha oo kahadlayay shir maamulku laqaatay Injineerada iyo fuundiyaasha ka howlgala Caasimadda Dhuusamareeb kaas oo looga hadlay hagaajinta wadooyinka iyo qurxinta magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here