WARARKA Ciidamada Ammaanka Puntland oo gacanta ku soo dhigay rag ku eedaysan ganacsade lagu dilay Gaalkacyo By admin - February 17, 2024 0 102 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamullka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay koox baxsad ahaa oo shalay Galkacayo ku dilay AUN Ganacsade Axmed Tahliil. Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2024/02/Warka-eedaysanayaasha-Gaalkacyo-by-Abdidahir-Garad.mp3