Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa ku guuleeystay in xal hordhaca laga gaaro colaad beeleed ka taagneyd Deegaano ka tirsan Gobalka Mudug.
Wasiir dowlaha wasaarada arimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamad Diiriye iyo Xildhibaan Indhaceel oo kamid ah xildhibaanada Puntland ayaa sheegay in ay kala qadeen ciidamo beleed deganadaas isku hor fadhiyey.
Waxaa soo jeedinaya:Abdulahi Abdulqadir nor