Wasiirka Arimaha gudaha maamulka KGS ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Afgooye

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdi uu hoggaainayo wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, Dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta Koofur-galbeed Soomaaliya Cabdullahi Xaaji Xasan ayaa lagu soo dhoweeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.

Soo dhowayn kadib aya awasiirka iyo wafdigiisa oo ay wehliyaan guddoomiyaha demada iyo guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose waxaa ay kormeer ku tageen saldhigga Booliiska Degmada, Xerada Kacaanka iyo isbitaalka degmada.

Warka waxaa faah faahianya: Ahmed Mohamed Jama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here