Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo ka hadlay kulanka Wasiirada Maaliyadda Dowlad goboleedyada dalka iyo Dowlada fadaralka

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Maaliyada dowlad goboleedka Galmudug mudane Farhan Ali Mohamud ayaa ka hadlay gaban gabada shirka Wasiirada Maaliyada DFS iyo Dowlad goboleedyada dalka waxana uu wasiirku ka hadlsy waxa ay Galmudug shirka latagtay iyo waxa ka soo baxay.
Shirkii 21-aad ee Wasiirada Maaliyadda DFS iyo DXDFS oo mudo 2 Maalina ka socday Muqdisho ayaa ugu danbeyn lasoo gabagabeeyay.

Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here