Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Mashruucan Joint Resilience Program oo dadka ka taageeraya u adkaysiga aafooyinka ka dhasha isbedelka cimilada aaa laga daah-furay magaalada Muqdisho waxaana si wadajir ah looga fulin doona magaalooyin ay kamid yihiin Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb.
Wasiirka wasaaradda qorshaynta DFS ayaa oo daah-furay barnaamijkan ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay Mashruuca.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama