Dhuusamareeb tirada ardada jaamacadaha kagalay sanaadkaan oo aad uga yar sanadihii hore

0
68

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Waxaa sanadihii dambe soo kordhayey tirada ardayda u farisanaysa imtixaanka shaahaadiga ah ee dugsiyada sare dalka oo dhan, hase ahaate Dhuusamareeb sannadkaan waxaa dugsiyada sare ee magaaladan ka soo baxay arday tiradoodu aad u yar tahay marka la barbar ardayda sanadihii hore ka soo bixi jiray schoolada magaalada Kuwaas oo badankoodu ku biiri jreen jamacadaha ku yaala magaalada Dhuusamareeb haddaba Maamulka jamacada plasma faraceeda gobolka galgaduud ayaa ii sheegay in arrinatani aysan wax saamayn weyn ku yeelan hananka waxbarasho ee qabashada ardayda cusub.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here