Booliiska Guriceel oo ku guulaystay xallinta khilaafaad dhulalka degmada la xiriira

0
67

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliyaha Booliiska Degmada Guriceel oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxaa uu ka warbixiyay khilaaf maalmihii lasoo dhaafay degmada taagnaa oo mku saabsan dhulal degmada ku yaalla.

Khilaafaadkan ayaa u dhexeeyay ciidamada xoogga dalka ee duleedka degmada deggan iyo bulshada, waxaa uuna talliyuhu sheegay inay xal ka gaareen khilaafaadkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here