Xarunta Dowlada Hoose Ee degmada Gerijiir oo la dhagax Dhigay .

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Gudomiyahaa degmada Gerijiir Ee Gobolka Hiiran ayaa dhagax Dhigaay Xarunta Cusub ee Dowlada Hose Ee degmada Gerijir .
Waxana dhagax Dhiga xaruntan ka qeebgalay maamulka degmada Gerijir, Odayaasha dhaqanka degmad
a iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Gerijir.
Waxana qeeb ka qaadana tabagalinta mashruuca lagu dhisayo xarunta Dowlad Hoose ee degmada Gerijir
Hay’adda IOM oo dhanka hormarinta ka tageereysa bulshada degmada Gerijir.

Gudoomiyaha degmada Gerijir ee gobolka Hiiraan Sakariye Abdi farax
Ayaa ka warbixiya dhagax Dhiga.

Waxaa faah faahineysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here