Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye Kuxigeenka maamulka Caasimadda Mudane Cabdisamad Salaad Aadan Sanweyne Ayaa Xalay xarunta Dowladda Hoose Ee dhuusamareeb ka daah fuaray gogal nabadeed oo udhaxeyda labo beel oo walaalo ah oo wada degan deganka laasxaadoow.
Gogoshan nabadadeed oo ay dhigeen maamulka Caasimada una dhigeen sidii dadka walaalaha ah ay ugu wada noolaan lahayeen Nabad iyo Xisilooni loona ciribtiri lahaa falalka amniga lidiga ku ah ee soo noqnoqda degaanka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi