Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Abdirizak Mohamud Ahmed oo kamid ah maamulka Shirkadda Indian Ocean oo kalluumaysiga ka shaqaysa ayaa waxaa uu sheegay inay billaabayaan qorshe lagu horumarinayo adeegyada kalluumaysiga xeebaha Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali