Kulan looga hadlayay gargaarka Bini’aadannimada oo lagu qabtay Baydhabo

0
43

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaarada Gargaarka maamulka koofur galbeed ayaa kulan laqaatay hay.adaha Gargaarka ee kahowlgala deegaanada maamulka koofur galbeed soomaaliya

Iyadoona looga hadlay wax yaabaha hortabinta u leh arimaha Gargaarka iyo sidii loocaawin lahaa dadka barakayaasha ah ee kunool kaamka magaalada Baydhabo xarunta kumeel gaarka ah maamulka koofur galbeed.

Liban Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here