Qoysas danyar ah oo deeq raashina loogu qeybiyey Magaalada Dhuusamareeb.

0
72

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxa ay gargaar ugu qaybisay boqolaal qoys oo iskugu jira danyar iyo Barakacyaal kuwaas oo ku nool xafadaha kala duwan ee Dhuusamareeb.
Qeybinta deeqdan waxaa goob joog ahay Gudoomiye ku xigeenka Dhuusamareeb mudane Abdismaad Salaad aadan waxana uu sheegay in ka maamul ahaan ay gaarsiyeen dadki loogu talagalay gargaarka.
waxaana Hay’adda SoDMA gargarkaaan ugu talagashay in qoysaskaan ay ku moodaan bisha barakaysan ee ramadaan.

Warkan waxaa soo jedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here